RSS

Hibaaq Mohamed Oo Hees Cusub Soo Bandhitay

Fanaanada HIbaaq Maxmed oo ka mid ah faananinta soo bxay sanadihii u danbeyay waxaa ay soo saaratay Hees Cusub oo loogu magac daray DOORASSHO Jirta

 

Daawasho wacan 

http://www.jilaa.com/1323-heesta+cusub+ee+yaan+dooranaa+video+.html

Xigsho Jilaa.com

Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Hibaaq Mohamed Oo Hees Cusub Soo Bandhitay

Posted by on August 21, 2012 in Uncategorized

 

Alex Song New Contrect With Barcelona this Season

superz09

superz09

  • Alex Song ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Barcelona dib markii uu maray tijaabada caafimaadka kooxda Barcelona.
  • Ciyaaryahanka reer Cameroon ayaa saxiixay heshiis shan sanno ah, isagoo Gunners uga soo tagay heshiis 15 milyan ginni.

Song oo sabtidii aan ku jirin kooxdii Arsenal ee ciyaartya Premier League ayaa kooxda reer Spain waxa uu dib ugala midoobayaa Cesc Fabregas oo hore Emirates Stadium ay kawada ciyaari jireen.

 

Heshiiska ayaa goordhow qalinka lagu duugay, iyadoo 24 jirkaan saxaafada loo soo bandhigi doono berri.

Dhaqtarka kooxda Barca Ricard Pruna ayaa u sheegay website-ka kooxda:

“Waxaa jirkiisa ku jirta xadi aad u yar oo cadiin ah, waxaana uu leeyahay murqo tayo wanaagsan leh. Uma maleynayo inuu dhaawac ka soo gaaray murqaha tan iyo intii uu 17 jir ahaa. Waana war wanaagsan. Baritaanadii oo dhan waxa ay u dhaceen si wanaagsan, diyaar ayuuna u yahay inuu ciyaaro.”

Song ayaa ahaa xilli ciyaareedkii hore ahaa ciyaaryahanka ugu caawinta badan Arsenal Premier League isagoo gacan ka geystay ilaa iyo 11 gool.

 
Comments Off on Alex Song New Contrect With Barcelona this Season

Posted by on August 20, 2012 in Uncategorized

 

Yuusuf Garaad oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho

Madaxii hore laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Yuusuf Garaad Cumar ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhoweeyey xubno katirsan Dowladda Soomaaliya iyo kuwo horay uga tirsanaa.

Hadal kooban oo uu saxaafadda siiyey ayaa waxa uu ku sheegay in uu yahay saxafi ruug caddaa ah oo dib ugu soo laabtay dalkiisa.

Yuusuf Garaad waxa uu xusay in uu soo galay siyaasadda hase yeeshee si rasmi ah afkiisa ugama sheegin in uu yahay musharax balse waxa uu sheegay in ay la tashi samayn doono kadibna go’aan qaadan doono.

Madaxii hore ee laanta afka Soomaaliga BBC-da ayaa ka hadlay xaaladda dalka waxaana uu ugu baaqay dad haysta hantida aysan lahayn in ay iska wareejiyaan isaga oo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan.

Yuusuf Garaad Cumar ayaa dhowaan iska casilay xilka Agaasimaha laanta afka Soomaaliga ee BBC-da oo uu ahaa ilaa sanadkii 2000.

Yuusuf Garaad ayaa dhowaan shaaciyey in uu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

 
Comments Off on Yuusuf Garaad oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho

Posted by on August 10, 2012 in Uncategorized

 

Mohamed A Rashiid Oo Ka Digay Tacadiga Saxaafada

Mohamed A Rashiid Oo ku sugan Kampala ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada dhinaca Saxaafada ee dalka ka jira.

Waxaana uu ugu yeeray in ay tahay mid Aad u liidata dhinaca xoriyada saxaafada.

Mohamed A Rashiid oo ka soo Shaqyay warbaahino badan sida Radio Gaalkacyo,SBC Radio, Codka Nabada Radio iyo Idaacada Daljil ayaa waxaa uu dhaliilay Dhibaatda haysta Saxaafada.

Mohamed A rashiid oo haatan Ku sugan Magalada Juba ee xarunta Koonfurta Sudan ayaa qiray Farsamada xun ee heysta saxaafada soomalia.

 
Comments Off on Mohamed A Rashiid Oo Ka Digay Tacadiga Saxaafada

Posted by on January 4, 2012 in Uncategorized

 

Mohamed A Rashiid Oo Shaqa Joojin Sameyay

Boosaso (SPRZ) Waxaa Maanta isku casilay shaqadii uu ka hayay Wabka RBC iska casilay Madaxa wararka ee dhinaca Bari Puntland Mohamed A Rashiid.

Mohamed A Rashiid ayaanan warbaahinta siinin sababta uu oga tahay RBC waxaana la filahayaa in ay salka ku heyso Arimo Shaqo joojin oo maal mahan ay wadeen Shaqaalaha RBC gaar ahaan Gobolada kale Puntland.

Mohamed A Rashiid

 
Comments Off on Mohamed A Rashiid Oo Shaqa Joojin Sameyay

Posted by on September 22, 2011 in Uncategorized

 

Mohamed A Rashiid + Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid + Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid

Mohamed A Rashiid
Nairobi Kenya

 
Comments Off on Mohamed A Rashiid + Mohamed A Rashiid

Posted by on August 27, 2011 in Uncategorized

 

Ciyaaryahanka Difaca Chelsea FC Oo Juventus Caashaqday

Juventus have their sights on Chelsea defender Alex after failing to lure Uruguayan centre half Diego Lugano away from Fenerbahce.

Lugano looks set to sign a new contract to keep him in Istanbul and the Italians are lining up a £10million move for Alex, who moved to Stamford Bridge from PSV Eindhoven in 2007.
Andre Villas-Boas is looking to freshen his squad by selling some of the players he does not expect to feature in the first team, and is unlikely to stand in the way of Alex.

he 29-year-old’s sale for an eight-figure fee would represent a big profit on a defender they originally signed from Santos and ‘parked’ in Eindhoven as he met the work permit criteria to come to England.

Alex missed the first four games of pre-season with a knee injury but returned in the final of the Barclays Asia Trophy last Saturday.

Tifaftirha SuperZ
Mohamed A Rashiid

 
Comments Off on Ciyaaryahanka Difaca Chelsea FC Oo Juventus Caashaqday

Posted by on August 3, 2011 in Uncategorized