RSS

HADII AY DUQOOBEN WAXAN JECLAAN LAHYN INEEY ISKA TGAAN

01 Feb

DAD duqobay
LONDON: mudo fara badan waxa ay ku taamayeen laacibin da yar oo ku nool dalka England in ay fursad u helaan ineey ka saftaan horyaalka dalkasi dhalintani
Waxa ay sii jeclaan lahaayen ineey u saftaan kooxda

Man Utd oo ay guulo fara badan u soo hooyaan magaca naadigana kor uga sii qaadaan halka uu hada uu joogo
Balse waxa ay u arkaan ineey riyadooda rumobeyn
Maadama ay laacibin duqobay ay naadiga joogaan

Kuwaasi oo ku faraxsan ineey u sii ciyaaraan kooxda
Man Utd aana u tanaasuleynin dhalinta yar yar ee hada soo
Baxeysa kuwasi oo khibradoda ciyaared wata

Waxaa ka mid ah ciyaartoyda sida tooska ah uu hadalkan
U taabanyo SCHOOLS iyo Gigs oo labaduba afka lagu hayo sida ay damac sanyihin waxa aya tahay

Labaduba hada waxa ay kaalin muuqata ku leeyihin
Naadiga man utd oo ay joogaan balse waxa afka lagu
Haaya Gigs oo ay dhalintu jeclaan lahayen inuu
Iska tago hadaba la arki doono rajooyinkasi halkay ku
Danbeyaan

BY:M.A.RASHID

Advertisements
 
Comments Off on HADII AY DUQOOBEN WAXAN JECLAAN LAHYN INEEY ISKA TGAAN

Posted by on February 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: