RSS

LONDON:ADIBAYOR OO KA FAKARAYA HALKA UU AADI LAHAA

01 Feb

SUPERZ09
LONDON: laacibka afka hore uga ciyaara kooxda Arsenal
Ee Adibayor ayaa booskiisa qiil qiil ku jiraa ka dib markii
Uu u soo ruqaansaday kooxda arsenal laacibka reer Rusia ee ARSHEVIN oo ay kooxdasi adibayor oo mudo ku

sugnaa garoonka FLAY EMARAT ayaan haatan la ogeyn halka uu hada u wreegi doono warar xog ogaal ah ayaa
sheegaya ineey u qorsheysan tahay inuu aado kooxaha
yar yare ee dalka Talyaaniga Adibayor ayaa jecel inuu

kasii mid ahaado laacibinta ka ciyaarta garoonka FLAY EMARAT balse mar hadii u soo waregay Arshevin
waxa uu ku qasbananayaa inuu iska tago

taageerayaal fara badan ayuu adibayor ku leeyahay Arsenal kuwaasi oo jecel inuu sii joogo balse
Towbaraha Winger ayaan ku lab fayoobeyn joogitanka
EMWEL ADIBAYOR

BY:M.A.RAHIID

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:ADIBAYOR OO KA FAKARAYA HALKA UU AADI LAHAA

Posted by on February 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: