RSS

NEW YORK: TOM CURUZ OO WAANO U BILAABAY GABDHA HOOLY WOODKA KULA JIRA

01 Feb

superz09
NEW YORK: actorka caanka ah ee TOM CURUZ ayaa Waxaa uu bilaaby inuu waaniyo ama uu wax u sheego gabdhaha kula jira Holly Woodka
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu gaar ula baxay meel xafladi ka jirto gabadha dhinaca heesaha ku can baxday ee SHAKIRA

Waxa uuna u sheegay in ay jirkeeda asturto marka ay ku gudo jirto heesaha
Asagoo u sheegay inuu arintaasi ula jeedo inuu jecel yahay wanaageda
Lama yaqaano sababta keentay in TOM CURUZ gabdhaha tashkiiliyo

Balse wara horey u soo baxayay ayaa sheegay in TOM waayadanba uu wada
Arimahaasi dadka ay isku dhow yihin TOM ayaa sheegaya in uu is badalay
Marka laga eego dhinacyo bada

Tom oo lagu yaqaano Filimaan badan oo ay gabdhaha la jilaaya ay
Inta badan asturneen inuu soo dhigay ayaan la garaneyn sababta hada ku dhalisay arintaani

TOM CURUZ waa actor ka tirsan Holly woodka Amerika waxa uuna
Soo dhigay filiman badan

Iyadoo dadka daawada filimantisana aad uga helaan qaabka uu wax u jilo
Qaab dhismeedkisa iyo fur furnantisa

BY M.A.RAHIID

Advertisements
 
Comments Off on NEW YORK: TOM CURUZ OO WAANO U BILAABAY GABDHA HOOLY WOODKA KULA JIRA

Posted by on February 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: