RSS

MADRID:REAL MADRID OO DIB U HABEEN LAGU SAMENAYO

02 Feb

superz
Madrid: kooxda kubada cagta ee real Madrid
ayaa la shaaciyay in la doonayo isbadal lagu sameyo
isbadalkaasi ayaa la sheegayaa in looga sameyn dono

qaab ciyaareedka kooxda iyo ciyaartoyda ku sugan
kooxdaasi real Madrid maamulka sare ee kooxdasi
ayaa saaxafa kula hadlay hoolka saxfiyinta ee garonka
BARNABU STADION una sheegay in kooxda dhawaan

ay la soo bixi doonto khibrado cusub oo ay kula
ciyaari doonto naadiyada yar yar iyo kuwa kale
ee xifaaltanka ciyaareed ka dhexeyo sida barcelona
BY:NURADIIN

Advertisements
 
Comments Off on MADRID:REAL MADRID OO DIB U HABEEN LAGU SAMENAYO

Posted by on February 2, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: