RSS

BARCELONA: WAXAA SI DIRQI AH UGA FUJIYAY MISSE

03 Feb

superz09
BARCELONA: kooxda reer spain haatana hogaanka kubada cagta haysa
Ee Barcelona ayaa si dirqo ah uga badisay koox ka mid ah kooxaha aan

Soda weyn loo aqoon laguna magacaabo Racing Santander ka dib ciyaarta
Ayaa kooxda Barcelona Waxaa lagu dhigay gool rigore ama gool ku laad ah

Ka dib ciyaarta ayaa laga qabsaday Barcelona waana la duugay kooxda weyn
Ee haatan hogaanka koobka haysa ayaa dul qaadkii ka dhamaaday waxayna

Ciyaarta soo galisay lion misse oo isagu ka fujiyay

Hadaba ciyaartasi dadki daawanayay ayaa aad ula yaabanaa sida ay
Ciyaartu u socoto Barcelona ayaa Waxaa la wayay qaab ciyaaredkedi

Lagu yaqaanay hadaba MISSE la aan tiis Barcelona maxay noqon lahayd

Hadaba ciyaartoy waaweyn ayaa cardka gaduudan qaaty
Kuwaaso oo si ula kac ah u jalaafeyay ciyaartodi ka soo

Hor jeeday oo la ciyaareysay ciyaartoyda cardka gadudan qaatay Waxaa

Ka midah MARQUES iyo PEQUE oo la dagaalamay ciyaartoy kale

Ciyaarta ayaa ku soo gaba gabowday jawi xamaasad leh

Lion Misse la aan tiis barcelona waa la duugu lahaa

BY : M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BARCELONA: WAXAA SI DIRQI AH UGA FUJIYAY MISSE

Posted by on February 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: