RSS

LIVERPOOL: KEAN AYAA BOORSADIISA KA QAATAY LIVERPOOL

03 Feb

superz09
LONDON: xidigii hore ee kooxada kubada cagta ee Totham ayaa manta
La shaaciyay in uu ku noqon doono kooxdisi Totham ka dib markii uu
In muda ah u safanyay kooxda Liverpool Robin kean ayaa ku soo biiray

Liverpool mar sii horeysay Kean ayaa in mudo ah u ciyaarayay kooxdan
Haatan ayaa si toos ah loo shaaciyay ka tagistisa Liverpool asagoo dib
Ugu laaban doono kooxdisi hore ee Totham ee dalkasi Englan Kean oo u

Dhashay dalka airland ayaa Waxaa uu mudooyinki ugu danbeysay binji
Ka galay kooxdisa Liverpool taasi oo hor seeday ka tagistisa Liverpool

Kean ayaa waxa uu ku faraxsanyahay ka tagistaaasi oo uu sheegay
Maadama uu binji ka galay Liverpool eey u dhaanto asagoo kooxdisi

Hore ku laabta oo iyadu wali daneynaysa kean ayaa Waxaa uu amaan
U soo jeediyay maamulka kooxdaasi Liverpool oo u fududeyay tagitankisa

Kana aqbalay haatana waxa uu boorsadisa u qaatay dhankaasi Totaham
Oo uu u ciyaari doono waayadan soo socada

BY: M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on LIVERPOOL: KEAN AYAA BOORSADIISA KA QAATAY LIVERPOOL

Posted by on February 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: