RSS

LONDON: CHELSEA MAXAY DMACSANTAHAY?

03 Feb

superz09
LONDON: kooxda kubada cagta ee chalsea ee ka dhisan dalka England
ayaa waxaa maal mahan si is daba joog ah uga badinayay
naadiyada waaweyn ee dalkasi, ciyaartii ugu danbeysay
waxaa laba gool iyo waxba looga adkaaday kooxda chelsea
ciyaar ay la ciyaaren kooxda weyn ee Liverool ciyaarta oo
ahayd ciyaar aad loo wada sugayay ayaa kooxda loo martida
ahaa ee Liverool ku dubatay kooxda kale Chelseafc hadaba
waxaa soo baxaya warar shegaya in towbaraha kooxda
Chelsea dhawaan la filayo in uu gabi ahaan ka tago kooxdasi
balse wararkaasi ma cada kooxdaasi oo mar ahaan jirtay
horyaalka kubada cagta ee dalkasi ayaa haatan hoos u dhac
ku yimid qaab ciyaaredkeda taasi oo loo aaneynayo ineey tahay
dhinaca towbaha Luis Scolari oo lagu eedeynayo hoos dhaca kooxdasi
guul daroyinka ayaa isdaba joog u noqday haatan waxaa la filaya in
wax ka badal lagu sameyo kooxda Chelsea fc
BY:m.A.rshiid

Advertisements
 
Comments Off on LONDON: CHELSEA MAXAY DMACSANTAHAY?

Posted by on February 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: