RSS

NEW Dellhi: SALMAN KHAN OO HATAN GUUR U SOO JEESTAY

04 Feb

m.a.r
NEW DELLHI: Actrka caanka ah ee salaman khan kana
Mid ah raga ugu tunka weyn Bolly woodka India ee Filimanta
Sameeya ayaa la shaaciyay in uu hatan go aansaday in

Uu guursado mudo dheer oo uu doobnimo ku weynaday
Arinkani ayaa waxa shaaciyay websetyo laga leeyahay India
Salman khan ayaa sida la wada xasuusto waxa uu jaceyl u
Qaaday actorada kale ee lagu magacaabo Aishwaria rai oo

Haatan iyadu xaas ah jaceylka uu u qaaday dartiis waxa uu
Ka alifay filiman badan sida TERE NAAM filimka lagu magacabo
Oo cida daawatay ay fahmi karto waxa uu ula jeedo

Hadaba Waxaa is weydiin mudan waa tuma qofta qalbigisa hatan
Jilcisay ee uu goaan saday guurkeda waa gabar lagu magacabo
KATARINA KAIF waxaana la shaaciyay dhawaan in ay aqal gali

Doonaan hadaba Waxaa halkasi kusoo afmeer maya jacelkii
Dheeraa ee Aishwaria uu u qaaday oo ay hada muuqato
In uu hada marayo meeshii fananka somaliyed ka yiri
{AAN BOGSADAY HADOO BADAS KUMA JIREE AISHWARIA
BARASHO WACAN} balse Waxaa jirata aishwaria iyaduba
Ineey reer leedahay

BY: M.A.RASHIID

 
Comments Off on NEW Dellhi: SALMAN KHAN OO HATAN GUUR U SOO JEESTAY

Posted by on February 4, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.