RSS

ROMA:INTAR OO TODOBAADKAN GUUSHEEDI LA HAKIYAY

04 Feb

 superz
ROMA: waxaa hakad ku yimid badintii lagu yiqiinay
Kooxda kubada cagta ee INTER MILAN oo todobadkan
Jilibka u laabatay kooxada TORINO ciyaarta ayaa waxa

Ay ku bilaabay si qurux badan taagerayaasha Inter waxa ay
Ku soot ala galeen ugu yaraan sadex gool iyo ka badan
Balse sidaasi ma ay noqon Torino ayaa iska diiday
Ciyaarta markay mareysay 57 daqiiqo ayaa xidiga kooxda
Inter ee Burdisso gooshii ugu horeysay u saxiisay Inter

Balse Waxaa kor kacay weerarkii kooxada Torino
Waxayna wax ka badaleen qaab ciyaaredkodi
Waxay ciyaarta socotaba markay mareysay

76 ayaa xidiga lagu magacaabo Bianchi goolkii bar bar dhaca keenay
Taasi oo booska ka saartay rajadii laga qabay in ay intar badiso

Arintaasi Waxaa aad uga xanaaqay MURINIHO oo ah macalinka
Kooxda INTAR badal fara badan ayuu sameeyay balse
Badin waa ay u suuro gali wayday

BY:M.A.RAHIID

Advertisements
 
Comments Off on ROMA:INTAR OO TODOBAADKAN GUUSHEEDI LA HAKIYAY

Posted by on February 4, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: