RSS

BARCELONA: HENRRY OO LA SAADALIYAY INUU KA TAGAYO BARCELONA

05 Feb

M.Rashiid
BARCELONA: laacibka u dhashay dalka farace ee TERRY HENRY ayaa la sheegay
in aanu ku faraxsaneyn joogistisa naadiga horyaalka Spain Barcelona
arintani ayaa waxa ay ka dhalatay ayaa la yiri ka dib markii uu saluugay
Qaab ciyaaredka HENRRY ninka Towbarha u ah waa GARDIYOLA oo sheegay
in uusan Henrry ka adkeen baalkisa marka ciyaarta lagu gudo jiro
taasi oo ay shaaciyen Websetyo waaweyn oo ku yaala dalka SPEIN
sida THE ASS webka lagu magacaabo
HENRRY ayaa sida muuqata waxa uusan lahayn qaab ciyaaredkisi
lagu yaqaanay marka uu joogay ARSENAL taasi oo loo aaneynayo
in uu la qabsan wayay kubada SPEIN
Hada waxaa jira warar sheegaya iney u qorsheysan tahay inuu ka
tago naadiga Barcelona oo uu in dhaweyd la joogay

BY:M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BARCELONA: HENRRY OO LA SAADALIYAY INUU KA TAGAYO BARCELONA

Posted by on February 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: