RSS

BOSASO:TACSI UU DIRAYO MAMULKA WEBKA”

05 Feb

Superz09
BOSASO: inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
Waxaa halkan tacsi ka diraaya tafatiraha webka
Superz09 MOHMED A.RASHIID waxa uu halkan ka tacsiyenayaa dhamaan
Bahda saxafada qoyskii iyo eheladii uu ka baxay

Marxuum: Saciid Tahliil Warsame oo ahaa
Agaasimihii idaacada horn afric ee magalada
Mogdisho iyo gobolada koonfured ka howl
Galeysay ma jirta ilaa iyo hada cid si rasmi ah

Farta loogu fiiqayo balse waxaa xusid mudan
In xiliga dilka loo geysanyay uu ku sii jeday
Goob ay ku sugnaayen masuliyinta Al shabab

Oo shir jaraa id ugu yeeray qaybaha saxaafada
Gobolka banadir marxuumka ayaa Waxaa weheliyay masuuliyin kle oo ka tirsan saxfada
Gobolka banadir waayadan Waxaa caado
Noqotay xad gudubka lagula kaco saxafada
Dalka Somalia guduhisa

BY:M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:TACSI UU DIRAYO MAMULKA WEBKA”

Posted by on February 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: