RSS

BOSASO:WAYAHA CUSUB MAGACA ALLE HAKA DAYAN JA IFADA

05 Feb

superz09
NAIROBI: somali oo ah dad islaam ah Waxaa ay leeyihin
Dhaqan isku mid ah iyo diin isku mid ah sida aan laga helin
Dalalka darika la ah Somalia. Hadaan u soo galo faaladan

Waxaan kaga hadlayaa suugaanta somalida oo ah mid
Qiimo badan oo murti iyo wax sheegid ku saleysneyd

Ka dib bur burkii somalida 1991 waxaa soo baxay kooxo
Kala duwan oo magacyo kala duwan wata gabi ahaanba
Daaqada kala baxay quruxdii iyo qiimihii saxaafada Somalia waana taas tan ugu yaabka badan abwaan ka mid
Ah abwaanada somalida ayaa yiri Somalia xitaa Somalia

Waxaa la bililiqeystay fankii iska daa xarumihii dowlada
Taasi oo markii aad u kuur gasho aad arkeyso waxa uu abwankaasi ka hadlayo waxa jira heeso badan oo ay lahayen
Fanaanin hada dad kale isku magacaben oo ku luqeyen

Kooxda waayaha cusub lagu magacabo ee ka dhisan dalka
Kenya ayaa Waxaa ay dhwaan soo sartay album ay ugu
Magac darty dhalin yaro Waxaa ku jira hees magaca
ALLAAH lagu shegayo hadana lagu niikinayo
Taasi waa la yaab waxan u shegeynaa WAAYAHA CUSB
Magaca ale iney ka dayan sida ay ugu ciyarayan

BY: M.A.RAHIID

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:WAYAHA CUSUB MAGACA ALLE HAKA DAYAN JA IFADA

Posted by on February 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: