RSS

NAIROBI:SHARAF DHAC LOO MALEEGAYO OBAMA

05 Feb

M.RASHIID
NAIROBI: dhawaandan waxaa soo baxayay warar sheegay
In wiil la dhashay obama oo lagu maga caabo Goeg obama
Lagu qabtay dalka KENYA isagoo waday daroogo khatar ah oo wadan ka Kenya laga mamnuucay

Wiilkani oo ay dhinaca aabaha ay walalo ka yihin
Madaxweynaha mareykanka Brack obama
Arintani Waxaa iska fogeyay wiilkani oo ku shegay

Shir qool isaga loo dhigay aanu waxba ka ogeyn
Goeg ayaa sheegay in daroogadani Poliska u kenen

Ka dibna ku qasbeen in uu sheegto masuliyada
Daroogadani hadaba arintani ayaa waxa ay ku shegen
Dadka siyaasada u dhuun daloola mid lagu donayo

In sharaf dhac looga dhigo walalki Brack obama
Oo haatan isagu tariikhda AMERICA wax ka badalay

Shir qoolkani ayaa loo maleynaya ineey ku lug leeyihin
Qubaro mareykan midig ah

BY: M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on NAIROBI:SHARAF DHAC LOO MALEEGAYO OBAMA

Posted by on February 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: