RSS

BARCELONA: MAXAA KA JIRA TAGISTA FABRIGAS

06 Feb

m.arshid
LONDON: Laacibka cabtanka ka ah kooxda ArsenalWaa Cesc Fabregas ayaa Waxaa la shaaciyayIn uu ku wareegi doono kooxdisi hore ee BARCELONA
Hadalkani Waxaa qoray jirirada ka faalota arimaha
Oo lagu magacabo The ass kana soo baxda dalka
Spain war bixinta ay qortay ayeey ku sheegtay in ay
Tahay mid ay ku heshay xooransi balse aan soo
Shaac bixin laacibkani Fabregas ayaa haatan waxa
Uu cabtan u yahay kooxda Arsenal oo iyadu kaalinta
Shanaad kaga jirta horyaalka England dhawaana waxa
Ay la soo wareegtay laacib kaga yimid kooxda
Cenet ee dalka Rusia laguna magacabo Arshavin
Hadalkani hada soo baxay ayaa la dhowrayaa waxa
Ka jira iyadoo haatan uu Fabregas dhaawac uga maqan
Yahay Arsenal in mudo ahna ka maqnaa”
BY: M.A.RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BARCELONA: MAXAA KA JIRA TAGISTA FABRIGAS

Posted by on February 6, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: