RSS

SWEDEN: FANANKA CAANKA AH EE TEDDY AFRO OO LIX SANO LAGU XUKUMAY

06 Feb

M.A rashid
Kopperberg: fanaanka da’da yar ee reer ithopia
TEDDY AFRO oo waayadan danbe heesihisa ay ka
Shidnaayen dalalka bariga Africa iyo guha dalkisa

Ayaa dhawaan waxa ay maxkamad ku xukuntay
Lix sano oo xarig ah arintani ayaa waxa ay ka dhalatay

Sida ay ciidanka amanku shegen ka dib markii
Uu fananku gaarigisa xili haben ah jidh siyay
Wiil yar oo darbiyo jiif ahaa taasi oo ay sida

Poliska sheegen maxkamadi ku cadeysay
Teddy oo ah fanan qurbo joog ah ayaa waxa
Uu qaadaa heeso badan oo waayadi ugu
Danbeysay dhalintu dhageysigeda badsdeen

Hadaba mudada lixda sano ayaa la sheegay
In fananku racfaan ka qaadan doono

Dhalin yaro aad u fara badan oo ka careysan xariga
Fananka ayaa mudooyin taagnaa wadoyinka
Ayagoo ku dhawaqayay hala sii daayo fanan Afro
Dambi ma laha iyo wax la mid ah

Balse uma ay suuro galin ineey codsigoda
Ku guuleystaan

BY: sharmarke yusuf

Advertisements
 
Comments Off on SWEDEN: FANANKA CAANKA AH EE TEDDY AFRO OO LIX SANO LAGU XUKUMAY

Posted by on February 6, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: