RSS

BOSASO: ARJEN ROBBEN OO UU HALEELAY XANUUNKA SHIMBIRAHA KU DHACA

07 Feb

M.RASHIID
MADRID: ciyaar yahanka afka hore uga ciyaara kooxda REAL MAdRID ee
ARJEN ROBBEN ayaa la xaqiijiyay in uu haleelay xanuuka hargabka

shimbiraha ku dhaca ee loo yaqaano BEED VIOLU kaasi oo ka dilacay

bartamihii sanadka 2007 qaarada ASIA lama garanayo halka uu ka kenay ama
uu ka qaaday xanuunkan balse dhaqaatirta naadiga MADRID ayaa la tacalaya

sidii ay u dabeebi lahayen war ka soo baxay madaxda naadiga ayaa lagu shegay

in robin sidisa kale fiican yahay lama garayo halka uu kaga yimid xanuunkan

laacibkan hadaba naadiga Real Madrid oo uu laf dhabar u yahay ayaa arintasi

ka naxay xanuunka la soo darsay ROBBEN waxayna sheegen in ay rajeynayaan

inuu ka soo kaco sida ugu dhaqsiyaha badan

ROBBEN ayaa waxa uu ka soo ciyaray Nadiga Chelseafc iyo naadiyo kale
waxa uuna u saftaa xulka qaranka wadankisa holand wixii ku soo kordha
waanu idinla socodsin doonaa!!!!!!!

BY: M. A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO: ARJEN ROBBEN OO UU HALEELAY XANUUNKA SHIMBIRAHA KU DHACA

Posted by on February 7, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: