RSS

BOSASO: HULL CITY IYO CHELSEA OO XALAY ISLA RAFAADAY

07 Feb

M.A.RASHIID
LONDON: CIYAAR AAD U ADKEED AYAA HAATAN WAXA AY KU SOO
GABA GABOWDAY GAROONKA NAADIGA CHELSEA EE STANBERRG
CIYAARTANII OO AHAYD CIYAR ADAG AYAA WAXA AY DHEX MAREYSAY

NAADIGA MARTIDA LOO AHAA EE CHELSEA IYO NAADIGA SANADKAN KA
YIMID SERRO B EE LAGU MAGACAABO HULL CITY HADABA INTA AY CIYAARTA
SOCOTAY WAXAA LAGA DARMAYAY XAMASAD AY WADEEN TAAGERASHA

CHELSEA OO LOO MARTI AHAA MADAMA KOOXDA CHELSEA CIYAARTII TAN KA
HOREYSAY AY JAB KALA KULANTAY KOOXDA LIVERPOOL TAASI OO CHELSEA
LOOGA BADIYAY LABA IYO WAXBA HADABA YAAN HADLKA IDINKU DALIN

QEYBTII HORE EE CIYAARTA WAXA AY KU SOO DHAMATAY EBER IYO EBER
QEYBTII DANBE MARKII LASKUGU SOO LAABTAYA AYAA KOOXDA HULL CITY
WAXA AY WAX KA BADASHAY QAAB CIYAAREEDKII HORE TAASI OO KENATY

IN BIRAHA LOO GARACO CHELSEA WAY SOCOTAY CIYAARTA WAXAANA KOOXDA
HULL CITY KAARKA JAALAHA KA QAATAY AFAR CIYAARTOY
HALKA DHINACA CHELSEA AY KA QAATEEN HAL CIYAARTOY

TOWOBARAHA CHELSEA SCOLARE AYAA WAXA UU BADAL KU KEENAY
DECO IYO DOROGBA BALSE UMA SUURO GALIN IN AY HALKASI KU
BADIYAAN CHELSEA WAXA AYANA CIYAARTII KU SOO DHAMAATAY
CHELSEA :0 HULL CITY :0 WAXAA CIYARTAN KA MUQADAY BLLCK

BY:Mohmed A Rashiid

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO: HULL CITY IYO CHELSEA OO XALAY ISLA RAFAADAY

Posted by on February 7, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: