RSS

NEW YORK: DAD KA BADAN LIX BOQOL OO QOF AYAA SHAQOYINKODII LUMIYAY U.S.A

08 Feb

M RASHIID
NEW YORK: waxaa maalinba maalinta ka danbeysa shaqoyinkoda

waynaya dad aad u fara badan oo ku nool dalka mareykanka

waxaana la xaqiijiyay bishii tagtay ee janayo in ay shaqoyinkodi

lumiyeen ku dhawaad LIX BOQOL oo qof oo dhamaantod ku nool

dalka mareykanka kuwaasi oo ay mulkiila yasha meelaha ay ka howl

galayen u shegen in aya iska tagaan xaalad dhaqale awgeed

arinta dhaqaalaha aduunka oo sii xumanaya kuma koobna

dalka mareykanka oo kaliya waxaa jira dalal badan oo ku

yaala qaaradaha Yurub iyo ASIA oo iyaguna shaqoyinkoda

waayay taasi oo sababtay in dhaqaalaha warshadaha

iyo wadanada uu hoos u dhaco waxaana soo baxay

shirkado badan oo kacaya waase la ogaan halka uu ku danbeyo

BY:Mohmed A Rashiid

 
Comments Off on NEW YORK: DAD KA BADAN LIX BOQOL OO QOF AYAA SHAQOYINKODII LUMIYAY U.S.A

Posted by on February 8, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.