RSS

BOSASO:JOSE MORUHINHO OO FARXAD LAGA DAREEMAY

10 Feb

superz09
BOSASO: Todobaadkan waxaa farxad laga daremay towbaraha kooxda Intar Milan
JOSE MORINHO ka dib markii ay kooxda guul ka gaaraty horyaalka LA CALCIO
hogaanka waxaa haya kooxda intar balse waxaa ku soo dhow kooxda ay isku magalada

yihin ee kooxda AC MILAN ciyaartii ugu danbeysay waxa ay dhex martay kooxda
intar iyo LECCE ciyaarta oo dar dar ku bilaabatay waxa gool ku daah furay xidiga
Ibrahimovic balse waxaa markaasi ka dib ciyaarata waa kululatay

waxaana loo baxay xiligi nasa shada ka dib markii la isku soo laabtay
ayaa waxaa ciyaarta badal ku soo galay xidiga LUIS FIGO waxaa
uu daqiiqado yar ka dib dhaliyay gool taasi oo uu si aad ah u soo

dhaweyay MORHINO oo ciyaarta joogay ciyaarata waa ay sii socotay
waxaana damaashaadka kooxda INTAR so oaf jaray STONGVIJ oo

goolki ugu danbeyay u dhaliyay taasi oo u hor seeday in ay INTAR hogaanka
sii xoogsato kooxda intay balse waxaa karaka jalaha qaatay ibrohimvich

BY:mohmed A rashiid mohmud

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:JOSE MORUHINHO OO FARXAD LAGA DAREEMAY

Posted by on February 10, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: