RSS

LONDON:KOOXDA ARSENAL OO KU BAR BAR DHACDAYTOTHAM

10 Feb

superz09
London: ciyaar xiiso badan oo dhex martay
naadiyada kala ah Arsenal iyo totham ayaa
ahayd ciyaar aad u xiisa badan soona jiida tay

dhamaan dadkii dawanayay ciyaartani waxay
saadashu ahayd in kooxda Arsenal ay ku badiso
ugu yaraan Laba gool balse riyadii Arsena Wingar
ma rumobin waxana iska diiday kana hor yimid

qaab ciyaareed cusub iyo ciyaar yahano horey ugu ciyari
jiray kooxda Totham oo ciyaartani soo saftay ka dib
markii ay ka soo laabteen kooxihi Horay ay ugu ciyari jiren

sida ciyar yahnka Robin kean oo u ciyaari jiray kooxda
Liverpool oo ka dhisan isla dalkasi Ingiriska
asagoo isla markii uu yimid loo xiray calaamada
Cabtanka kooxda Totahm Hospor , dhanka kale

waxaa calaamadaha Rosada iyo Jaale badan aruursaday
ciyaartoda reer Arsenal sida ciyaryahanka loo yaqaan
ABOUE oo isagu sodon daqiqo gudahod ku qatay

sida oo kale waxaa Cardka jalaha loo taagay ciyar yahanka
Cleje oo baalka danbe uga ciyaara kooxda arsenal
ciyaarta ayaa xiligii loogu talo galay waxay ku soo
dhamatay EBER iyo EBER arintaasi waxay ka careysisay
taagerayasha Arsenal : oo aan fileynin wax guul daro ah
ama Hal dhibic kuna rajo weynaa labo gool iyo ka badan

BY: mohmed A rashiid mohmud

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:KOOXDA ARSENAL OO KU BAR BAR DHACDAYTOTHAM

Posted by on February 10, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: