RSS

LONDON:ANELKA OO XALAY GOLAL KU SOO DHAWEYAY HINDDEG

15 Feb

m.A.rashiid
Nicolas Anelka ayaa xalay guul ku soo dhaweeyay macalinkiisa cusub markii uu u dhaliyay 3-da goal ee ay ku badiyeen gaar ahaan 15 daqiiqo fudahood markii chelsea goal looga naxsaday taasoo ugu danbeyntii ay Chelsea 3-1 kaga gudubtay kooxda Watford, waxeyna ku sigatay in ceeb ay ka soo raacdo koobka ugu cimriga dheer aduunka ee FA Cup .

Hungarian forward Tamas Priskin ayaa inta dhex jiiray difaaca Chelsea wuxuu ka galiyay goalkii ugu horeeyay in the 69th minute, laakin kooxda hantida badan ee west London ka dhisan waxey u muuqatay iney halis gali doonto oo ay ceeb iyo folxumo ka soo raacdo mid ka mid ah koobabka ugu faca weyn aduunka uguna caansan.

Luiz Felipe Scolari oo Monday, shaqadii Chelsea laga raacdeeyay ayaa milkiilaha kooxdaasi Roman Abramovich wuxuu ku soo badalay Guus Hiddink, kaasoo shaqada sii wadai doona ilaa the end of the season.

natiijadaani waxey Chelsea ka dhigi doontaa kooxdii ugu horeysay ee u soo baxa quarterfinals koobkaan maxaa yeelay dhamaan kooxihii kale ee ciyaaray wareega 4-aad dhamaantood dib ayeey iskugu noqon doonaan markii ay iska badin waayeen
BY:MOHMED A RASHIID MOHMUD

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:ANELKA OO XALAY GOLAL KU SOO DHAWEYAY HINDDEG

Posted by on February 15, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: