RSS

BOSASO: ASBUUCII DARBIGA OO SOO DHOW

18 Feb

superz
BOSASO:Waxaa asbuuca soo socda la isku diyarinaya
Koobaka naadiyada qaarada yurub waxaa balan
San ciyaaro adag waxaana ugu adag sida
Ay cadeynayso afti dadka laga qaday

Ciyaarta dhex mari doonta Liverpool vs Real Madrid
Ciyaartan oo ka dhaceysa guriga Liverpool
Todobadka soo socda sida oo kale waxaa balansan
Man Utd vs Intar Milan ciyaartani ayaa noqon
Doonta ciyaaraha ugu adag ee weekan dhacaya

Juventus vs Chelsea
Iyo kooxda Arsenal oo u safri donta
Ass Roma waxaa la sugaaba waa ciyarahas
Oo la sadalinayo in ay u dhigman England vs Italia

BY:MOHMED A RASHIID MOHMUD

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO: ASBUUCII DARBIGA OO SOO DHOW

Posted by on February 18, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: