RSS

BOSASO:DAVID BECHAM OO KU SII NAGAN DONA AC MILAN

18 Feb

m.a rashid
Bosaso: waxaa soo baxaya wararka
Sheegaya in xidiga weyn ee reer England
Una ciyaara kooxda AC Milan Becham

Ay is af dhaafeen maamulka sare ee Milan
Arintani ayaa ku timid sida wararka shegayan
Becham oo codsaday in uu u wareego
Kooxdisi hore ee Los angeles glaxco

Taasi uu ku gacan seyray ninka lagu magcabo
Galiyani oo ah madaxweyne ku xigenka
AC Milan becham ayaa sheegay in uu
Jeclan laha in uu ku noqodo kooxdisi
Hore GL glaxco oo codsi uga ymid
Lagu dalbanyo becham oo ah in uu
Ku soo labto si dhaqaso leh

Ciyaaryahn KAKA ayaa sheegay
In uu ku faraxsan yahay in becham
Sii joogo garonkoda asagoo amaan
U soo jediyay becham oo uu sheegay
In ay is fahmeen

BY MOHMED A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:DAVID BECHAM OO KU SII NAGAN DONA AC MILAN

Posted by on February 18, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: