RSS

LONDON: TERRY: ANIGU MEELNA KAMA ADAYO CHELSEA

18 Feb

superz
LONDON: LAACIBKA KUBADA CAGTA EE DALKA INGLEND
GAAR AHAAN UGA CIYAARA DIFAACA JOHN TERRY AYAA

WAXA UU KA SOO HOR JEESTAY DALAB UGA YIMID KOOXDA

MAN CITY KAASI OO AHAA IN TERRY U SOO WAREEGO
KOOXDA MAN CITY WAXA UU SHEEGAY ASGOO SAXAFADA

LA HADLAYA IN UU SAN HAATAN TIYAAR U AHYN IN UU KA TAGO

KOOXDA CHELSEA WAXAANA KU RAACAY MAAMULKA
SARE EE CHELSEA AYGOO SHEEGAY IN JOHN TERRY UU YAHAY

LAF DHABARTA KOOXDA CHELSEA IYO CABTANKA KOOXDA

WAXA UUNA KU SOO GABA GABEYAY JOHN TERRY IIB NAGAMA AHA

MOHMED A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on LONDON: TERRY: ANIGU MEELNA KAMA ADAYO CHELSEA

Posted by on February 18, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: