RSS

BOSASO:WAA TAWOBARE KHIBRAD BADAN SIDA LOO QIRAY

19 Feb

superz
LONDON: kooxda man utd ayaa guuo ka gaaraty
horyaalka kooxaha heerka kowad ee dalka ingeriska
taasi oo la sheegay in uu ka masuul yahay ninka kooxda
wata ee alex fargusen alex oo ay wareysatay jariirada

THE SUN ayaa sheegay in kooxda horumarka ay
ku talabsatay uusan ahyn mid asiga oo kaliya
gaarsiyay balse ciyaartoyda kooxdana ay dadal
muujiyen dhanka kale waxaa la weydiyay

sida uu arko tawabaraha cusub ee kooxda Chelsea
FARAGSON: Chelsea waxa ay soo iibsatay nin
khibrad badan waana GOS HINDIG aad baan
u aaminsanhay in uu wax ka badali dono nadiga
BLUGA;
BY MOHMED A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:WAA TAWOBARE KHIBRAD BADAN SIDA LOO QIRAY

Posted by on February 19, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: