RSS

LONDON:BENITS WAXAA LAGU CANANTAY CAYRINTII KEAN

19 Feb

superz09
LIVERPOOL:waxaa canan kulul loo soo jeediyay towobaraha
kooxda Liverpool rafail Benits waxase la yaab
ah dadka eedeynaya Benets waxaa ka mid ah
ninka leeyliya kooxda Real Madrid RAMOS

oo ay isku aadan yihin yihin koobka championka
ee dhawan la ciyari doono benets waxaa lagu edeyay
in aanu ka fiirsan markii uu fasaxayay robbe Kean
oo ahaan jiray ciyar yahan qiimo ku leh kooxda
Liverpool balse si fudud lagu fasaxay KEAN

hada waxa uu Captan ka yahay kooxda Totham hospur
oo uu dhwaan u wareegay balse waxaa la saadaliyay
in uu kean kooxda totham markii uu u yimid waxa
iska badaleen kooxda ayuu guulo u horseeday
benets waxa uu sheegay in loo bahan yahay in
la iska ilaawo kean uuna ahaan jiray xidig hore
oo Liverpool soo maray Liverpool waxaa ay
maalinta Arbacada marti galin doontaa Real madrid
BY MOHMED A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:BENITS WAXAA LAGU CANANTAY CAYRINTII KEAN

Posted by on February 19, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: