RSS

LONDON:ROONEY WAXA UU KA HADLAY CIYARTA MAN VS INTAR

19 Feb

superz09
LONDON:Ciyaaaryahanka werarka uga ciyaara kooxda
Man utd dhawana ka soo kacay dhaawaca
RONEY oo la hadlay ka dib markii ay soo
Gaba gabowday ciyaartii dhex martay
Kooxaha Man utd iyo Fulham ciyaartasi oo ay

Guushu ku raacday Man utd Saddex iyo waxba
Ayaa looga badiyay Fulham waxaa uu sheegay
Roney in kooxdisa man utd tahay haatan naadiga
Ugu awooda badan kooxaha heerka kowad

Sida uu isagu qabo waxa uuna ku si feyay
Mar hadii ay ka badiyeen sadex melod marka
Loo qeybiyo labo naadiyada heerka kowad
Ee dalkasi ingeriska sidoo kale waxaa la
Weydiyay sida uu arka ciyaarta weeka inagu

Soo socda ay la yeelanayan kooxda Intar Milan
Kaasi oo ka dhici doona gagida man utd
Waxa uu sheegay in ciyaartasi tahay mid aan la
Saadalin Karin balse waqtigeda la sugi doono
Wareysigan waxaa qaday BBCsports

BY:MOHMED A RASHIID

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:ROONEY WAXA UU KA HADLAY CIYARTA MAN VS INTAR

Posted by on February 19, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: