RSS

BOSASO:Michael Essien:OO KU SOO LAABANAYA GAROOMADA BISHA 3AAD

20 Feb

saadaq89@hot..
BOSASO: waxaa la filayaa inuu garoomada dib ugu soo laabto laacibka reer gaana ee
Michael Essien oo mudo dhaawac uga maqnaa kooxdisa Chelsea oo uu ka maqnaa
intii uu tawobaraha ka ahaa scolari oo bishan dhexdeda isga tagay Chelsea
Essien ayaa waxaa uu ku dhaawacmay ciyaar uu dalkisa la yeeshay dalka congo
ilaa iyo xiligas waa uu ka maqnaa garoomada balse waxaa hada uu shaaciyay

dhaqtarkisa gaar ah in bisha marso ee sanadkani uu soo gali doono garomada
waxaa arintaas aad u soo dhaweyay ciyaar yahanada kooxda Bluga ee Chelsea
ayagoona sheegay in ay ku faraxsan yihin soo laabshada Essien ee garoomada
xili aya kooxda Chelsea ay ku soo wajahan yihin ciyaaro kulul oo ay ugu
horeyso kooxda ay kaalinta saddexad ee horyaalka ingeriska isku haystaan
ee Astonvila oo ay la yeelan doonan ciyaarta u herysa balase iyo waliba
mida champions legue ee ay la ciyaari doonan kooxda Juventus
waxaase la shaaciyay in Michael Essien uu ka qeyb qaadan doono
wareega labaad ee ciyaarta Chelsea iyo Juventus ee ka dhici donta

gagida DeleAlbe ee kooxda Juventus si kastaba ha ahte Michael Essien
waxaa la aaminsan yahay in kooxda uu wax ka badali doono

BY:MOHMED A RASHIID
saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:Michael Essien:OO KU SOO LAABANAYA GAROOMADA BISHA 3AAD

Posted by on February 20, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: