RSS

LONDON:WAXAAN SII JOOGAYA BLUGA!

20 Feb

Dorogba: waxaan sii joogi
Doonaa kooxda bluga
LONDON: xidiga kubada cagta ee reer Africa
Iyo kooxda Bluga ee Chelsea Dider dorogba
Ayaa waxa uu amaan soo qadimay towobaraha

Cusub ee kooxda kaalinta afarad ku jirta ee
Chelsea Dorogba oo u waramayay wargeyska
The Sun ayaa sheegay in uu rajeynayo towobare
Guus Hindik inuu wax weyn ka badali doono

Kooxda Chelsea asaga oo taas ku macneyay
Inuu uu yahay nin qibrad u leh dhanka Horyada
Isla markaasna uu yahay nin horyaalo hore
Soo qaaday amaanta uu sheegay Dorogba
Ayaa u muuqaneysa in ay tahay mid uu ku
Soo jiidanayo macalinka cusub ee Chelsea

Dhanka kale waxa uu dorogba sheegay in uu
Ku sii nagaan doono kooxdisa Bluga ilaa iyo
Xili ciyaaredkan socda, waxaa la xasuustaa
In sanadkani kooxda Chelsea ay la kulantay
Guul darooyin kaga yimid kooxaha ay isku
Miisanka ahayen sida Man utd Arsenal
Iyo kooxdii ay waligeed ka badini jirtay

Ee Liverpool oo iyadu sanadkaa dooneysa in
Ay qaadato koobka horyaalka kooxaha heerka
Koowaad ee ingeriska hadaba waxa la sugaba
Waa maclin Hindig iyo sida uu wax uga badalo
Chelsea oo haatan kaalinta Afaraad ku jirta:

BY: MOHMED A RASHIID
Saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:WAXAAN SII JOOGAYA BLUGA!

Posted by on February 20, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: