RSS

BOSASO:KOOXDA LIVERPOOL OO KU BAR BAR DHACDAY MAN CITY

23 Feb

saadaq89@ho... waxaa xalay ciyaar aad u xiiso badneyd ay dhex martay
Liverpool iyo Man City ciyaartan oo la saadalinayay
in kooxda Liverpool si sahal ah ku soo dhaafi doonto

balse taasi ma anay dhicin waxana ay ciyaartu noqotay
mid la oran karo waa ciyaartii ugu adkeyd Todobaadkan
markii ay ciyaartu ay ahyd 32 waxaa ka qasaaray kooxda
Liverpool goal aad ugu salaxnaa taasi oo la oran karo

waxaa diiday oo ka hor yimid daafaca kooxada Man city
ninka la yirahdoNedum Onuoha ka saaray banooni uu
xariiqda la soo dhaafay KUYT oo afka hore uga ciyaara
Liverpool hase ahaate qeybtii hore waxa ay ku soo dhamatay
EBEER iyo EBER markii la isku soo laabtay waxaad moodaa in
ciyaarta wax weyn iska badalen kooxda loo martida ahaa
ee Liverpool waxaa lagu soo qaaday weerar aan kala
go lahayn taasi oo u saamaxday in Captan BELEMY
gool aad u qurux badan kaga naxsado kooxda liverpool
ciyaarta aad ayeey u kululatay weeraar badan oo ay kooxda
Liverpool ay qaaday kuma aanay guuleysan balse marii ay
ciyaartu ka dhimaneyd labatan daqiiqo ayaa KUYT gool
kaga naxsaday Man City taasi oo ciyaarta ka dhigaty
hal iyo hal intaasi ka dib waxa ay labada kooxod
ku dadaalen sidii ay Goalka badinta u keensan
lahayen balse uma suuro galin ciyaartana waxa
ay ku soo gaba gabowday Hal iyo Hal
Gerrd oo ciyaartasi ka maqnaa ayaa saaka waxa
uu THE SUN u sheegay in Liverpool ay haysatay
Fursado badan oo ay kaga badin kartay Man City

BY MOHMED A RASHIID

saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:KOOXDA LIVERPOOL OO KU BAR BAR DHACDAY MAN CITY

Posted by on February 23, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: