RSS

LONDON:CHELSEA OO KU SOO NOQOTAY KAALINTEDA SADEXAD

23 Feb

saadaq89@hot...
LONDON:ciyaar u muuqatay mid aad loo soo habeyay
marka laga hadlaayo chelsea oo waayadan
guul daro iyo bar bar dhac ku jirtay ayaa waxa
ay dhex martay chelsea vs Astonvila
ciyaartani labada kooxodba muhimiyad gaar ah
ayeey u lahyd maadama kursiga sadexaad
loogu baratamayo dhinaca chelsea waxaa maalintaasi
watay maclinka cusub ee chelsea GOS HIDIK oo ay u ahyd
markii ugu horeysay ee ciyaar uu hor kacyo ka kooxdisa
ay ciyaarto sidoo kale kooxda kale ee Astonvila waxa ay ku
hamineysay sidii ay booskeda ku adkeysan lahayd
sidii ay sanadka danbe uga qeeyb qaadan lahayd
koobka naadiyada Yurub ee loo yaqano champion legue
Astonvila lama yareysan karo waayo waxa ay booska
ka saartay Arsenal oo haatan kaalinta shanaad ku jita
saadaq89@hot...
hadaba ciyaarta markii ay socotay 19 daqiiqo
ayaa waxaa shabaqa Astonvila goal ku hubsaday ANALKA
golkasi waxa uu noqday midka chelsea u fududeyay in ay
kaalinta sadexad ee koobka naadiyada heerka koowad
ee dalka engeriska ka gasha ciyaartasi waxa ay ku soo dhamatay
Hal iyo Eber macalin Hidig ayaa guushasi ku tilmamay
mid sii socon doonta
BY MOHMED A RASHIID

saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:CHELSEA OO KU SOO NOQOTAY KAALINTEDA SADEXAD

Posted by on February 23, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: