RSS

LONDON:MORINIHO: MAN UTD DHULKA AYAAN KU JIIDI DONA

23 Feb

saadaq89@hot..
LONDON:WAXA LA SAADALINYA IN CIYAARTA UGU ADAG
EE HABEN DANBE 24/FEB/009 AY DHEX MARTO

KOOXO AAD UGU AWOOD SAREYA KOOBABKA
WADAMADODA WAANA INTAR VS MAN UTD
CIYAARTANI WAXAA LA SHAACIYAY IN
TIGIDHADII LAGU DAAWAN LAHAA AY DHAMDEN

MAADAMA AY CIYAARTU TAHAY MID ADAG
DHANKA KALE WAXAA LAGU KALA OGANAYA
SIDA AY U KALA AWOOD WEYN YIHIN
NAADIYADA KALA HOGAMIYA HORYALADA

ITALIA IYO ENGLAND SIDAASI WAXAA FAALADISA
KU QORAY WARGEYSKA THE SUN EE KA SOO BAXA
DALKA BRETAN WAXAA INTAASI LAGU DARAY

IN MAAMULKA SARE EE KOOXDA MAN UTD
U DIYAAR GAROBEN SIDII AY UGA BADINI LAHYEN
INTAR MILAN BALSE MACALINKA INTAR MORINHIO

saadaq89@hot... OO SAXAAFADA ENGLAND LA HADLAYAY AYAA
SHEEGAY IN UU CASHAR LAMA ILAAWAN AH
U DHIGI DOONO MAN UTD WAXAA UU YIRI
[MUDO KA BADAN 50 SANO KOOXDA INTAR
MA QAADIN CHAMPION LEGUE MANA JIRTO

CID HADA NAGA HOR ISTAAGI KARTA
KOOBKASI XITAA MAN UTD ASGOO XUSAY
IN UU YAQAANO MAN UTD SIDA LOOLA
CIYAARO MAADAMA UU LAYLIN JIRAY
CHELSEA FC WAXA UUNA RAJEYAY
IN UU GUULEYSAN DOONO

BY:Mohmed A rashiid

saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on LONDON:MORINIHO: MAN UTD DHULKA AYAAN KU JIIDI DONA

Posted by on February 23, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: