RSS

LYON:JUNINHO BARCELONA CASHAR BUU U DHIGAY

26 Feb

saadaq89@hot
LIYON:Kooxada hogaanka u haysa koobka horyaaka dalka spein

Ee Barcelona waxaa isbaray lafdhabarta kooxda Lyon
Joninho oo isagu gool meel fog uu ka soo liishamay

Ka dhaliyay Lyon, Juninho ayaa daqiiqadii 7-aad ee ciyaarta u dhaliyay
goalka 1-aad ee ciyaarta , kaasoo ahaa goalkiisii 42-aad ee free kick

ah ee uu u dhaliyo Lyon, laakiin waxaa soo bareejeeyay goalkaasi

Thierry Henry 67th minute. Juninho waa lagu yaaqaana
Koorno in uu suuro galiyo in ay goosha gasho balse
Waxaa arintaasi la yaabay ciyaar yahano badan
Oo Barcelona u safta una arkay juninho in uu yahay

Nin qibrad dheeraad wata hada ciyaartani waxaa qeybta
Hore watay Lyon balse qeybtii danbe ayey Barcelona jiifka
Ka kacay oo goolka bareejada la timid waxayna ku sooo
Dhamatay hal iyo hal gool

BY:MOHMED ARSHIID

Saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on LYON:JUNINHO BARCELONA CASHAR BUU U DHIGAY

Posted by on February 26, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: