RSS

MAXAAD KA TAQAAN BALLACK!!

28 Feb

superz09
Bosaso:waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa taarikhda ciyaaryahanada
kooxada Bluga ama CHELSEA FC ee ka dhisan dalka ingiriska

dhamaan raga ka dafta kooxdaas waxaana ku bilaabeynaa taarikh
kooban oo ku saabsan Michael Ballack oo kooxdaasi dhexda aad
uga qaabeya Magaca waa Michael Ballack dhalashadisu waa

wadanka Germany waxaa uu dhashay 26/09/1976 waxaa uuna ku
dhashay isla wadanka Germany dhererkisu waa 188cm
culeyskuna waa 89.0kg Ballack waxaa uu soo ciyaaray naadiyal

u badan kuwa wadankisa GERMANY sida LEVERCUSEN, BAYER MUNICH
iyo kiesastern asagoo sanadkii 2006 Aakhirkisa ku soo biiray horyaalka ENGLAND
markaasi oo uu ka yimid kooxda Real Madrid markii uu yimid Chelsea fc
waxaa uuu kala kulmay saxbo wanaagsan sida asagaba laga soo xigtay

waxaa uuna la qabsaday qaab ciyaaredka Chelsea Michael Ballack
waxaa uu sandkii 2007 horyaalka wadankaasi goal Recore ah uu ka dhaliyay

kooxda Man Utd daqiiqadii 86aad halkasna ay guusha ay ku raacaday Chelsea
2gool iyo waxba hadaba Ballack dareenkiisu maalinkaa waxa uu ahaa
SIDAN:
superz09
waxaa uu saaxiib la noqoday dhamaan ciyaaryahanda kooxda Chelsea
inta badan waxaa lagu xantaa in uu yahay in xanaaqa badan oo camal xun
Ballck waxaa uu ka mid ahaa ciyaar yahandii champions legue tagay magalada

Mosko ee dalka Rusia halkaasi oo ay ka dhaceysay ciyaartii Finalka ahayd
ee koobkaasi 2008 waxaa uu dhaliyay goalkiisi ka dib markii ay ciyaarta
gaaratay gool ku laad hadaba hadaan fiirino inta goor ee Ballack

calamadaha qaladadka loo taagay aynu ka bilowno horyaalaka wadankasi
premierlegue waxaa loo tagay calaamdaha loo yaqaano digninta ama jalaha
5 mar wax roosa aha looma taagin Bllack waxaa uu dhaliyay sanadkan 4goal

sanadkii horena 7goal inataas ayaan ku soo koobeynaa taarikhada
kooban ee Michael Ballack

BY Mohmed A rashiid
saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on MAXAAD KA TAQAAN BALLACK!!

Posted by on February 28, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: