RSS

Bosaso: ALONSO OO KU NAXAY GOOL HAYIHII LIVERPOOL!!

01 Mar

superz09
Bosaso:kooxda heerka laabad ku jirtay ee Liverpool xalay guul daro weyn ayaa la soo
daristay ka dib markii ay u safartay kooxda Midelesbarg oo loo marti ahaa

waxa ay u muuqatay barag ineey u diyaar garowday in ay ka badiso
Liverpool marka aad eegto sida ay ciyaartoodu iskugu xidhneyd ciyaarta
Middelisbarag hadaba ciyaarta waxaa intii ay socotay gool iska dhaliyay
ALONSO sida sawirka kore ka muuqata taasi oo niyad jab weyn laga

dareemay koooxda Liverpool waxaana ka faa iideystay niyad jabka
kooxda Middelsberg oo iyadu gool labaad keensaty taasi oo aastay rajidii

Liverpool ee ahayd in ay badiyaan hadaba waxaa ciyaarta badal looga
saaray qeybtii danbe captanka kooxda Liverpool Gerrd oo isagu ku

dadaalayay sidii uu u taaban lahaa shabaqa Barag balse ku guul dareystay

in laga badiyo Liverpool waxa aad u soo dhaweyay Chelsea oo kaalinta
labaad in ay gaarto ay ka hor taagneyd iyadoo Liverpool laga badiyo

taasina waa dhacday xalay Chelsea kaalinta laabaad ayeey gashay waxaan
7dhibcood ka sareysay man utd oo hogaanka premier legue haysa
hadaba waxaa aan la yaab ahayn in liverpol booska u baneyso Chelsea
iyadoo ay dhacday in Chelsea ay championkii 2008 ugu gudubtay final
goolal ay qaarkood iska dhaliyen liverpool

MOHMED A RASHIID

saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Bosaso: ALONSO OO KU NAXAY GOOL HAYIHII LIVERPOOL!!

Posted by on March 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: