RSS

BOSASO: WAXAA SII SOCDA GUUL DARADA ARSENAL!

01 Mar

superz09
BOSASO:kooxda Arsenal waxaa la soo gudboonaday
guul darooyin isdaba jooga ah

marka la eego horyaalka wadanka englad oo
ay haatan ku jirto kaalinta

5aad waxaana haatan ugu yimid kaalinta
5aad Everton oo ku qabasaty

haatan kadib markii ay ka
badisay kooxda westborn hadba guul darada
isdaba jooga ah ee Arsenal

waxaa loo aaneynayaa iyadoo uu dhaawac kaga
maqan yahay captanka kooxdaa Fabrigas hadaba Arshevin ayaa waxaa
uu sheegay in ay macquul ahayn waxaa
ku dhacaya Arsenal oo uu yiri waa naadiga sumcad ku leh premierligue
balse waxaa is daba taxan guul darada kooxdaa wallow ay dhawaan guul ka
gaartay koobka champions legue hadana naadiyaasha yar yar ayaa
booskedi ka riixanaya aan aragno halka ay ku danbeyso

mohmed A rashiid

saadaq89@Hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO: WAXAA SII SOCDA GUUL DARADA ARSENAL!

Posted by on March 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: