RSS

LAMPARD;OO XALAY KA FUJIYAY CHELSEA

01 Mar

superz09 Waxaa habeenkii xalay ahaa guul gaaray kooxda Chelsea ka dib markii guregeda 2 iyo 1 kaga badisay
kooxda Wigan atlantic goolka badiska waxaa keenay Lampard xili ay ciyaarta ka dhimantahay 18 secon
kaasi oo farxad galiyay taagerayaasha kooxda Chelsea waxaana dadka ay saadalinayen in ay ciyaartani
ku soo dhamaan doonto barbar dhac marka la eego xiliga uu Lampard goalka dhaliyay
sidoo kale C john terry ayaa goolasha Chelsea u daah furay daqiiqadii 18aad ee qeybtii hore ee ciyaarta
hadaba Chelsea ayaa hatan waxa ay isku dhibco yihiin kooxdii ka horeysay ee Liverpool maadama
ay Liverpool hoos u dhacday waxaan ay leeyihin min 55 dibcood hadana waxaa saresa Chelsea
maadama ay Goolal ku horeyso

MOHMED A RASHIID
saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on LAMPARD;OO XALAY KA FUJIYAY CHELSEA

Posted by on March 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: