RSS

MAN UTD OO KU GUULSEYSATAY CARLCUP2009

02 Mar

superz09
Waxaa xalay lasoo gabagabeyay koobka ugu darajada hooseya ee dalka

Ingerisaka lagu magacbay Carling Cup waxa Finalka isugu yimid
Totham iyo Man utd ciyaarta oo ahayd mid aad u kulul waxaaa

Ay ku soo dhamaatay Eber iyo eber balse waxaa lagu day
30 daqiiqo oo dheeraad ah sidii hore si la mid ah ayeey ku soo

dhamaatay waxaa bilaabmay wada tasho lala sameynayo

labada gool haye ee Totham iyo Man utd ayeda oo lagu

caadidiyay in ay ka soo dhalaalan caawa in koobkaasi
koox waliba dhinaceda loo soo hooyo hadaba waxaa halkaasi

ka bilowmay gool ku laad ama Recoro hadba sida aad u taqaanan
waxaana sheekada kale ee halkaasi ka dhacday lana xusi karo

ka mid ah in kooxda hogaanka haysa ee Man utd xalay loo diday
in ay ku xaragooto banooniga taasi waxaa keenay towobaraha

kooxda Totham Hosper oo soo dajiyay shaxa uu ugu tala galay
in aan looga awood saren ciyaarta Finalka ah intii ay ciyaarta

socotay waxaa karka Jaalaha loo yaqaan loo taagay ciayaaryahano

fara badan oo ka tirsan Man utd sida SCHOLS NANI RONALDO
iyo EVRA OSHAE taasi oo u muqaneysa in man utd ciyaareysay

Dagaal hadaba gool ku laad ka dib waxaa 4 iyo 1 gool ku awood
Badisay Man utd koobkiina sidaa ku hanatay

Mohmed A rashiid
Saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on MAN UTD OO KU GUULSEYSATAY CARLCUP2009

Posted by on March 2, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: