RSS

“HINDDK”WAAN AWOODAA HOGANKA AAN QABTO

03 Mar


w/Q:Mohamed A rashiid
Towobaraha kooxda chelsea ee cusub Guus Hidikg ayaa waxaa uu ku
nuxnuxsaday mar uu la hadlayay wargeyska ka falooda arimaha
Sportska ee THE SUN lagu magacaabo waxaa uu sheegay Hinddk
in uu joojin doono guulaha isdaba jooga ah ee ay gaareyso kooxda

sida weyn eey isaga soo hor jeedaan ee Man Utd hadalkiisa waxaa
ka mid ahaa:Waan awooda in aan istaajiyo Alex fargosan
waana jeclahay sidaas waan sameyn karaa Hidik waxaa uu intaas
ku daray in kooxdiisa Bluga laga sareeyo 7 dhibcood oo cad cad

uuna ku rajoweynyahay ciyaaryahandiisa in ay soo afmeeri karaan
dibcahaasi Hindig waxaa uu intaasi ku daray in uu u badin doono
sidii uu guusha u hayay 1996 xiligaasi uu macalin u ahaa New casal utd

“Champion legue meel fiican ayaan ka marayaa sidaa oo kale
FA CUP rajo ayaad u balaran ayaan ka leeyahay iyadoo
buu yiri HINDDIK aan mar dhow la wareegi doono hoganka
primerlegue dalka engalad” hadaba hadalka kulul ee ka soo baxay
Hinddik ayaa u muuqda mid ka dhashay hadal ka soo baxay
dhigiisa Man Utd fargosan oo sheegay Chelsea in ay ka dhamatay
hadaba waxaa hadalka Hinddik ku raacay Drogba oo sheegay in
macalin qibrad badan uu joogo Chelsea guushana hada u dhowdahay
kooxda Bluga::

saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on “HINDDK”WAAN AWOODAA HOGANKA AAN QABTO

Posted by on March 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: