RSS

BOSASO:ANCELOTI OO KA TAGAYA AC MILAN

05 Mar

 superz09
W/Q:mohamed A rashid

Tobaraha kooxda AC milan carlo anceloti ayaa la shaaciyay
in uu dhaan iskaga tagi doono macalinimada kooxdaasi
AC milan ka dib baa layiri markii ay is af dhaafen milkilha

kooxda oo ah Raisal wasaraha Talyaniga Berlaskoni ayaa
sababta lagu sheegay kadib markii Anceloti la soo gudboonaden
guul daroyin ku aadan dhanka Towbarka kooxdaasi iyaado
ciyaatii ugu danbeysay looga awood batay Laba gool iyo hal gol

hadaba mucaaradada Anceloti waxa ay bilaabatay markii
kooxda Intar milan ka awood badisay Ac milan ciayaartasi
oo hoos u dhigatay Rajadii kooxda AC milan ee koobka
Cero A talyaaniga hadaba waxaa soo baxaya warar shegaya

halaka uu qaban doono Anceloti waxaana ka xusi karnaa
in uu macalin u noqon doono Qaranka Evercoast ee qaarada
Africa asagoo la sheegay in uu hogaamin doono koobka
Aduunka ee sanadka 2010 ka dhici doona Dalka south africa

Balse waxaa la sheegayaa Anceloti booska uu salaxday
ee ah Towbaranimada Evorecost lagu heysto uuna ku
qabsaday towbare layliya Koox ka dhisan horyaalka
frence taasi oo hadii ay caadato carqalad ku noqon
doonta Anceloti Hamigisa ah in uu leeyliyo Qaranka
Evorecoast oo ay u saftaan laacibin fara badan
waa la arki doonaa halka uu ku danbeyo Towobare Anceloti

BY: Mohamed A rashiid

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:ANCELOTI OO KA TAGAYA AC MILAN

Posted by on March 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: