RSS

BOSASO:FABREGAS WAXAAN SII JOGAYAA ARSENAL

05 Mar

 saadaq89@hot

W/Q:Mohamed A rashid
Captanka kooxda Ganeriska ahna xidiga reer spein
cesc fabregas ayaa iska fogeyay adagoo dhaawac
uga maqan kooxdii Arsenal in uu qorsheenayo
in uu ka tago kooxdiisa Generis arinkaasi oo

dhawaanahaba saxaafada hadal haysay waxaana
saxaafada qaar ay sheegtay in Fabregas qorshenayo
in uu ka tago Arsenal ka dib bey yiraahden markii
kooxdisa Arsenal ay guul daroyin waa wey kala
kulantay Horyaalka ingeriska Fabregas ayaa hadalada
noocaas ah iska fogeyay asagoo la hadlay wargeyska

The Sun waxaa uu yiri: anigu uma socdo Barcelona
walaa Real madrid hadaladasina waa been abuur
saxaafada dhoodhoobtay waxaana baaqi ku sii
ahaan doonaa Arsenal waan ogahay in Barcelona
iyo Real madrid yihiin naadiyo waaweyn oo sumcad

ku leh Horyaalka Eurob iyo kan dalka Spein
hadana ku tala gal keeyga maaha in aan ka
tago kooxda aan ka tirsanahay ee Arsenal

Fabregas haatan waxaa u hartay saddex sano
oo danbe heshiiskisa uu kula joogo Arsenal
wuuna dhameysan doonaa sida hadalkiisa ka
muuqata

BY:Mohamed A rashid

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:FABREGAS WAXAAN SII JOGAYAA ARSENAL

Posted by on March 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: