RSS

BOSASO:CHELSEA OO XALAY GUUL KA GAARTAY FA CUP

08 Mar

superz09

Mohamed A Rashiid

koobka ugu qiimaha badan ee laga ciyaaro dalka ingeriska ayaa xalay la
ciyaaray waxaana ay kooxuhu isku arkeen si cajiib ah waxaana kulmay
Chelsea waxa ay 2goal kaga badisay Kooxda yare eee heerka labaad

ka ciyaarta ayaa Conver City ciyaartani oo marti loo ahaa kooxda
Conver city ayaa qeeybtii hore waxaa Goal kooxda Chelsea ugu daah
furay Drogba ciyaarta waa ay kululatay waxaana badal fara badan

sameeysay kooxda Covenver city balse uma suuro galin in uu taabto shabaqa
kooxda Chelsea taasi oo uu ku taamayay maclinka Conventry city
hadaba waxaa dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta ayadoo Goal qura
ku hogaamineyso Chelsea waxaa la iskugu soo laabtay qeeybtii

danbe halkaasi oo ay ka bilaabatay ciyaar adag waxaana mooday
in kooxdan yare eey isku soo badashay qaab ciyaareedkii hore
hadaba ma u suuro galin oo waxaa u labeeyay Alex oo u labeeyay
taasi waxaa ay dhintay rajadii kooxdan yare e ahaa in ay badiso
hadaba waxaa halkaasi ay guushu ku raacaday Chelsea oo guushu
halkaasi ku raacday waxaana taasi ka dhigantahay in ay u soo baxday
kaalinta dhexe ee koobkaasi FA CUP ciyaartani waxaa soo saftay
ciyaaryahnkii mudo dhaawaca uga maqnaa Chelsea ee Essian

mohamed A rashid

Advertisements
 
Comments Off on BOSASO:CHELSEA OO XALAY GUUL KA GAARTAY FA CUP

Posted by on March 8, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: