RSS

MOGDISHO:WASIIRKA SPORTIGA OO MARTI QAADAY LAACIBINTII HORE EE DALKA

09 Mar

superz09

Mohmed A rashiid
Waxaan shaley loogu qabtey Qado sharaf Hotelka Naaso Hablood ee magaalada Muqdisho ciyaartooydii hore ee dalka

Soomaaliya.
Martiqaadkaas oo uu usameeyay Wasiirka cusub ee Wasaarada Isboortiga iyo

Dhalinyarada dalka Soomaaliya Mudane Saleebaan Colaad Rooble.
Xaflada waxaa ka soo qayb galay dhamaan

ciyaartooydii kooxaha heerka kowaad ee dalka Soomaaliya iyo Xulkii Qarankeena kuwooda dhibaataysan ama ku dayacan

magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda, si uu warbixin iyo aragtidooda ku wajahan Isboortiga dalka Soomaaliya iyo xaalada ay ku sugan yihiin uga wada hadlaan ayay ahayd ujeedada loo qabtey Qado sharaftaa

xafladaasi oo ahayd mid heer sare ah ayaa
waxaa ay ku soo gaba gabowday jawi aad
u wanaagsan

Xigasho:waagacusub.com

Advertisements
 
Comments Off on MOGDISHO:WASIIRKA SPORTIGA OO MARTI QAADAY LAACIBINTII HORE EE DALKA

Posted by on March 9, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: