RSS

MORINHO:WAXAN TAGI DOONAA LONDON XILI CIYAAREDKAN MARKUU DHAMAADO

09 Mar

superz09

Mohmed A rashiid
mar uu la hadlayay wargeyska ka faalooda arimaha
sportiga ee THE SUN ayuu sheegay Morinho in
uu asagu aaminsan yahay in kooxaha heerka kaalmaha

laabd kaga jira horyaalka England ee Chelsea iyo Liverpool
ay hanan doonan midkood koobka premirelegue taasi ayuu
sheegay asagoo isku diyaar gareynaya ciyaarta maalinta
bari ah dhex mari donta naafiga INTARNAZONALI iyo
kooxda martida loo yahay ee Man utd ciyaar ka mid ah

koobka Yurub ee champions legue ee ay isku aadeen
labadaasi kooxood hadaba mucaaradad ka imaaneysa
Morinho ayaa waxaa ay ku soo aadeysaa xili uu todobaadkii

ina dhaafay uu saxaafada England u sheegay difaaca ahna Captanka
kooxda Man utd Rio ferdenan in ay jeclaan lahaayeen naadigiisa
in uu macalin u noqdo Morhino ka dib marka uu soo dhameysto xili
ciyaareedka aanu ku guda jirno taasi waxaa si aad ah uga hor yimid

Morhinho oo sheegay hadii ayba dhacdo in uu tago England
in uu ka dagaayo London qabana doono kooxaha aya
ka mid yihiin Chelsea Liverpool iyo Man city taasi
ayuu saxaafada u cadeyay Morinho

Mohmed A rashiid

Advertisements
 
Comments Off on MORINHO:WAXAN TAGI DOONAA LONDON XILI CIYAAREDKAN MARKUU DHAMAADO

Posted by on March 9, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: