RSS

Terry:WAXAN AMINSANHAY CAAWA GUUL

10 Mar

superz09 W/Q: Mohamed A rashiid
Mar ay shir jaaraid kuwada qabteen magaalada London
inta aanay ka dhoofin ayagoo ku sii jeeda Groonka
Dela elph ee kooxda Juventus ayeey sheegen macalinak

kooxda Chelsea Guus iyo captanka kooxda Chelsea
John terry oo si wada jir ah u sheegay in ciyaarta
caawa ay la yeelan doonaan kooxda ay martida u yihin

ee Juventus ciyaar ku aadan koobka naadiyada Yurub
ee heerka koowaad waxa ay halkaasi ka sheegen in ay
filayaa Guul ayagoona ku macneyay sida uu u dhisan yihin
naadiga Chelsea oo ciyaartii midan ka horeysay ay ka maqnayen

rag haatan safan doona oo ay ka mid yihiin xidiga reer GAHANA
ee Mecheil ESSIEN oo dhaac mudo fara badan uga maqnaa garomada
markiisii labaadna safan doona ciyaarta caawa safan doona koobka
champion legue sida oo kale waxaa safan doona ayuu yiri captan
Terry laacibka difaaca uga ciyaara ee Carnavalho oo isaguna dhaawac

ku maqnaa mudoyinkii ugu danbeyay si kastaba ha ahaatee
waxa ay labadooduba rajo ka muujiyeen in ay guul ka soo
hoyn karaa garoonka DELalph ee kooxda Juvantus ciyaarti
tan ka horeysay waxaa guusha ku raacday Hal goal kooxda
bluga ama Chelsea ciyaartana waxaa ay muujiyen rajo wanaag

BY MOHMED DHERE

Advertisements
 
Comments Off on Terry:WAXAN AMINSANHAY CAAWA GUUL

Posted by on March 10, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: