RSS

CHELSEA:OO U SOO GUDUBTAY WAREEGA SIDEDA

11 Mar

superz09 W/Q: Mohamed A rshiid

kooxda Chelsea ayaa caawa xalay xaqiiqsatay in ay u gudubtay wareega Sideda ee koobka Horyaalka naadiyada Euro bee loo
yaqaano Champions legue ka dib markii ay guul filan waa ah
ka gaaraty ciyaar ka dhacday Gagida DELL ELPH ee kooxda
Juventus oo ka dhisan Dalka Talyaaniga ciyaarta qeeybtii hore

waxa ayku soo dhamaatay Hal gol iyo Hal goal. dhinaca goolasha waxaa daah furay ciyaar yahanka khadkadhexe uga
ciyaara kooxda juventus taasi oo weerar kulul dhalisay dhinaca Chelsea ka yimaada ugu danbeyna qeybtii hore ee

ciyaarta waxaa gool qurux badan shabaqa ku hubsaday ciyaar yahanka mudada dheer dhaawaca ku maqnaa ee Michel Essin
halkaasi waxaa ku soo xiramay wareegi hore markii la isku soo

laabtay Kaampiyaha danbe ayaa ciyaartii waxaa la wareegay ciyar yahnada Juventus oo u muuqday kuwo guul daro ka cararayay si kastaba ha ahaatee waxaa ay heleen Juventus gool

ku laad ama Recore taasi oo uu dhaliyay DELPIERO waxaa is qabsaday garoonka sawaxanka taagerayaasha Juventus oo ku fakaray in ay badiyeen hadaba waxaa sii kordhay kubada ay dhexda ka soo dhisayaan ciyaar yahanada dhexda uga ciyara Chelsea sida Bllack iyo Lampard oo saamaxay in Drogba Goolkii Guusha uu dhaliyo taasi oo Chelsea ka dhigatay in ay ku badisay 3gool iyo hadaba waxaan la saadalin krin cida ay

ku aadi karto Chelsea waxaase la suga waa sida ay ku danbeyso guulaha is daba jooga ah ee Chelsea gaareyso tan iyo markii uu yimid Guus Hinddik oo tawa bare u noqday bishii aynu ka soo gudubnay horaantedii ilaa iyo xiligaas waxa ay guulu isdaba jog ah ka soo hoyneysay Horyalka dalka engalad
koobka FA CUP iyo Champions legue hadaba captanka kooxday John Terry ayaa saxaafada u sheegay in ay sii socon doonaan guulahoda maadama ay heleen towobare khibrad
leh iyo waliba iyadoo dhaawacii ka soo kacay Essien

MOHMED A RSHIID

Advertisements
 
Comments Off on CHELSEA:OO U SOO GUDUBTAY WAREEGA SIDEDA

Posted by on March 11, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: