RSS

Nairobi:GUUSHU WAA GARONKA!

13 Mar

superz09 NAIROBI:kooxaha ugu awooda badan horyaalka dalka Ingriska ee
Liverpool iyo Man utd ayaa ciyaarku aadan koobka horyalka
wada qaadan doona Barito ciyaartani waxa ay kooxuhu is
arkayaa ayagoo asbuucaan ka soo kala badiyay kooxo magac

ku leh horyaalada Italia iyo Spein Intarnazonale iyo Real Madrid
ciyaarta waxaa soo xaadi doona dhamaan ciyaartoyda labada koxod
mana jiro cid maqnaan doonta maadama kulankii kan ka horeyay

laga badiyay kooxda Man utd ayaa kana waxaa la filayaa in man
loogu celiyo badiskii hore mid la mid ah ayadoo oo ay u soo diyar
garoben labada dhinac taagerayaasha oo aad u xamasadeysan ayaa

isku diyaariyay dhanacoda ciyaartan darbiga ah ee labadan koxod
ee xifaaltanka Premierlegue ka dhexeyo waase la wada sugayaa
cida ay guushu raacdo

Aniso Macalin Cali
xafiiska Nairobi

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi:GUUSHU WAA GARONKA!

Posted by on March 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: