RSS

Nairobi:ZIDANE:XILIGAN WAXAAN U ARKAA GERRD

13 Mar

zinedine-zidane Nairobi:Xidigii hore ee dalka farance iyo kooxda Real Madrid ZADANE ayaa
waxaa uu tilmaan ka bixiyay asagoo u waramayey wargeyska TheSUN
Mucjisada kubada cagta ee hataan la joogo caalamka waxaana uu ku

tilmaamay inuu yahay Steven Gerrd oo ah ah xidig u dhashay dalka
England una ciyaara kooxda Liverpool ee isla dalkaas waxaa la wediyay
sababta uu ugu tilmamay laacibka aduunka xiligan ayagoo ay joogaan
MISSE IYO RONALDO waxa uu ku jawaabay : HA WA SAX BALSE
QOFKII KUBADA CAGTA WAX KA YAQAANA AYAA DAREMI KARA
LAACIBNIMADA GERRD WAANA NIN NATIIJO BADAN KUBADISA

wareeysiga oo sii socda ayaa waxaa la weydiiyay in uu arintasi kala
hadlay maamulka u qeybsan qiimeynta ciyaartoyda waxaa uuna ku jawabay
HAA WAXAAN JOOGAY QIIMEYNTII SUREKH OO RONALDO LAACINIMADA
LAGU SIINAYAY HADANA WAAN KALA HADLAY IN LA SIIYO GERRD

gabagabdii waxaa uu ZIZU uu sheegay in uu ku rajo weyn yahay in Gerrd lala
eegi dono ka dibna abaal marinta la gudoonsiin dono asagoo sheegay in uu
u qalmo

Aniso Macalin Cali
Xafiiska nairobi

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi:ZIDANE:XILIGAN WAXAAN U ARKAA GERRD

Posted by on March 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: