RSS

Nairobi:Manutd oo galabta Guuldaro weyn ku dhacday!!

14 Mar

superz09 Nairobi: wacdaro xoog leh ayaa ka dhacay garoonka kooxda man utd
ee Old trofod ciyaartii galabta ku dhex martay ayaga iyo
kooxda martida u ahayd ee Liverpool ciyaarta oo ku bilabaty
car car ay waday kooxda man utd taasi oo u saamaxday in
ay shabaqa ku hubsadaan gool recore ahaa daqiiqadii

24aad ee qeeybta hore ee ciyaarta waxaay u muuqdeen taagerayasha
man utd kuwo ku fakaray in goolkaasi iyo kuwo kaleba ay ku badin
doonaan galabta balse waxbaa dhacay arini sidii la moodayay ma noqon

waxaa gool aad u qurux badan oo farsamo ku laabantahay
inta uu difaacii ka dul qaatay shabaqa man utd ku hubsaday
xidiga reer Liverpool Fernando TORRES taasi waxa ay
ka faxisay taagerayaasha liverpool ka dib ayaa ay kululatay

ciyaarta waxaa gool RECORE ah u saamaxay in Liverpool hesho
Captanka kooxdaasi GERRD waxaa shabaqa ku hubsaday Gerrd oo
isagu lagu galay waxaa intaasi ku idlaaday qeeybtii hore ee ciyarta

waxaa laga soo noqday kaambiyii ka dib waxaa la is lahaa kooxda
man utd wax beey dhigi doontaa Lamood noqonse weyday
waa hagag: markii ay daqiiqadu ahayd 72 waxaa goolkii saddexad

superz09 sii raacsaday Fabio Aurelio oo ka dhigay mid nayad jabah kooxda
man utd hade sidaas kuma sii idlaan waxaa siii raacsaday
goolkii sagootinta ciyaaryahanka badalka ku soo galay ee
Andrea Dossena oo soo gabagabeyay guushii Liverpool ee galabta
waxaa xusid mudan in uu kaarka Gaduudan ee Rosaha qaatay VIDIC
Vandar sar ayaa niyad jab weyn ka muuqday galabta maadamada
labada gool ee ugu danbeysay aanu raacan uu iska taagnaa
Liverpool sidaas waxa ay ku qaadatay 3 dhibcood oo nadiif ah

Aniso macalin Cali
Xafiiska Nairobi

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi:Manutd oo galabta Guuldaro weyn ku dhacday!!

Posted by on March 14, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: